Al-Kataa’ib Oo Filim kasoo saartay dagaal lagu hoobtay oo ka dhacay Mudug.

Mu’assasada warbaahineed ee Al-Kataa’ib oo ku hadasha afka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa baahisay xalqada 11aad ee silsiladda Waqlud Caleyhim, kaasoo lagu soo bandhigayo weerar xasmin ah oo ka dhacay deegaanka Cammaaro ee gobolka Mudug.

Markii ugu horeysay waxay Al-Kataa’ib soo bandhigeysaa sida uu u dhacay dagaal aroornimadii 24-ta Ogosto 2021-da ka dhacay deegaanka Cammaaro, kaasoo lagu dilay tobanaan askari oo katirsan ciidamada Dowladda federaalka, sidoo kalena lagu soo afurtey gawaari dagaal oo dhowr ah.

Filimka ayaa kusoo baxaya luuqadaha Soomaaliga, Sawaaxiliga iyo Carabiga, waxaana sidoo kale lagu arkayaa dagaalyahan Muhaajir ah oo lagu magacaabo Cabd-raxmaan Zeynudiin, kaasoo ahaa istish-haadigii daah furey howlgalka.

Halkan ka daawo Filimka Waqlud Caleyhim 11

Halkan ka daawo Filimka Waqlud Caleyhim 11

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.