Al-Qaacidada Maqribul Islaam Oo Bogaadisay Al-Shabaab. [DHAGAYSO WARBIXIN]
Mu’assasada warbaahineed ee Al-Andalus, kuna hadasha afka AlQaacidada Maqribul Islaam ayaa baahisay kalimad maqal ah oo uu jeedinayo xubin katirsan jamaacada oo lagu magacaabo Abuu Yaasir Al-Jazaa’iri.
Kalimadan oo ciwaan looga dhigay “ dadka degan galbeedka Islaamkow, Jihaadka soo gala” ayaa Abuu Yaasir wuxuu ku direy fariimo kala duwan oo ku kala socda mujaahidiinta iyo bulshooyinka muslimka ah ee ku nool galbeedka Afrika.
Ugu horeyn, wuxuu Abuu Yaasir Al-Jazaa’iri aad u bogaadiyay howlgalladii ugu dambeeyay ee Mujaahidiinta ay ka fuliyeen galbeedka Afrika, isagoona sheegay in Jihaadka ka socda bariga iyo galbeedka Afrika uu noqday mid saldhigtay, Allaah mahadiina kasoo gudbay shirqoollo badan.
Wuxuu dhanka kale Abuu Yaasir Al-Jazaa’iri oo ah xubin katirsan AlQaacidada Maqribul Islaam fariimo bogaadin ah u direy Mujaahidiinta AlQaacida ee Jaziiratul Carab iyo Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kuwaasoo uu ku amaanay sida xiriirka ah ee ay u fulinayaan howlgallo lagu dhiig bixinayo Shisheeyaha.
Halkan ka dhagayso Warbixin AlQaacidada Maqribul Islaam oo bogaadisay Al-Shabaab.