Daawo: 7 Askari Oo lagu dilay Weerar Maanta ka dhacay Baar-Sanguuni.
Kanaalka wararka ee Al-Kataa’ib ayaa baahiyay muuqaal kooban oo soo bandhigaya qaabka uu u dhacay dagaal maanta ka dhacay deegaanka Baar-Sanguuni, kaasoo ay ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ku qaadeen isbaaro ay ku sugnaayeen askar katirsan maamulka Jubbaland.
Dagaalka ayaa waxaa ka dhashey dhimashada 7 askari oo kamid ah ciidamada maamulka Jubbaland, halka lagu soo furtay 6 qori.
Halkan kala deg Filimka kanaalka wararka ee Al-kataa’ib.