Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 05-02-1445
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo isniin ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 05-02-1445 oo waafaqsan 20.08-2023,dhuuxa waxaa soo jeedinaya mdaahir