Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 23-01-1445
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Khamiis ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 23-01-1445 oo waafaqsan 09-08-2023, waxaana soo jeedinaya Maxamed Daahir.