Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha Iyo Mowduuc Muhiim Ah.

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay dowrka qabaa’ilka Soomaaliyeed ee ku aadan dagaalada xilligan ka socda wadanka Soomaaliya.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 25-08-2023

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.