Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-furqaan.
Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jimco Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 24-01-1445, oo ku beegan 11-08-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Maxamad Ciise.