Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Khamiis Taariikhda hijriguna waxay ku asteysan tahay 01-02-1445, oo ku beegan 17-08-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 17 08 2023