Dhegeyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta.
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Maanta waa Jumco Taariikhda hijrigu waxay ku beegantahay 17-01-1445 oo ku beegan 04 08 2023 Barnaamijka tarbiyadda Caruurta waxaa soo jeedinaya Mahad Cubeyd.
Halkam Ka Dhegeyso Barnaamijka Tarbiyada Caruurta 04 08 2023