Diiradda Jimcaha: 15 Sano Kadib Fatwadii Amisom Lagu Taageerayay Iyo Al-Shubaab oo Bullaalay. (Dhageyso)
Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.
Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.
Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay 15 sano guuradii kasoo wareegatay markii ay 2009 koox wadaado ah u fatwoodeen ciidamada shisheeye oo markaas la baxay Amisom, kuwaasoo qaarkood dalka soo galeen kuwa kalana kusoo socdeen. Maxaa cibar ah oo Fatwadaasi laga baran karayaa 15 sano kadib?