Eyman: Da’yar ku haminaya inuu galo kaalinta Koowaad Tartanka Quraanka.
Eyman Burhaan Xaashi, waa wiil da’yar oo isagoo aan 10 sano gaarin dhameeyay islamarkaana xifdiyay Quraanka kariimka, wuxuu wax ka bartaa madarasada Al-Furqaan ee degmada Jamaame ee Jubbada hoose.
Wuxuu leeyahay himilo iyo rajooyin wanaagsan oo ay kamid tahay in sanadka soo socda uu kaalinta koowaad ka galo Tartanka Qur’aanka kariimka ee ka dhaca wilaayaadka islaamiga ah.
Halkan ka dhagayso Warbixin Sheekada Eyman Burhaan Xaashi- Madarasada Al-Furqaan