Filo Goordhow: Sawirrada dagaalkii weynaa ee Coosweyne, Galgaduud.

Camera man katirsan Al-Kataa’ib oo toos u duubaya dagaal.

Maktabka Warfaafinta Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ballanqaaday in mu’assasada Al-Kataa’ib ay goordhow baahin doonto sawirro horudhac ah oo laga soo qaaday dagaalkii cuslaa ee saaka ka dhacay deegaanka Cowsweyne ee gobolka Galgaduud.

Sawirrada ayaa la filayaa in lagu arko qaabka uu u dhacay dagaalka iyo khasaaraha lixaadka leh ee gaaray ciidamada Dowladda federaalka ee lagu weeraray Cowsweyne.

Si aad u noqoto qofka ugu horeeya ee arka sawirradan isha ku hay mareegaha Islaamiga ah ee baraha bulshada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.