DHAGAYSO : TAXANE- WEERARADII NAIROOBI IYO DAARU SALAAM [02]
Rubci qarni kahor, 7-dii Agosto 1998-da waxay Mujaahidiinta Al-Qaacida camaliyaad isku waqti dhacay ku qaadeen safaaradaha Maraykanka ee Nairoobi iyo Daar Salaam oo kala ah caasimadaha wadamada Kenya iyo Tanzania, waxaana weeraradaas ka dhashey khasaare ba’an oo gaarey masaalixda Maraykanka, iyadoona camaliyaadkan ay ahaayeen bar billowga camaliyaad waaweyn oo ay AlQaacida ku beegsatay Maraykanka, kuwaasoo natiijooyinkooda maanta cid weliba ay arki karto.
Hadaba, 25 sano kadib, mu’assasada warbaahineed ee As-Saxaab oo ku hadasha afka AlQaacida ayaa baahisay kitaab uu qorey masuulkii Al-Qaacida u qaabilsanaa qorsheynta iyo isku duba ridka howlgalladaas oo lagu magacaabo Sheekh Abuu Muxamad Al-Misri.
Xalqadii hore ee koowaad waxay noo joogtay sheikh Abuu Muxamad Al-Misri oo Suudaan soo gaarey, lana kulmey shakhsiyaad ay kamid yihiin Abuu Dhalxa As-Suudaani, hadaba waa halkee wijhadda kale ee uu kusii jeedo, waxaa sii amba qaadaya Maxa’ed Cali Aadan.
Dhagayso Taxanaha Weeraradii Safaaradaha Maraykanka ee Nairoobi iyo DaarSalaam [02]