MAQAAL: ADIGOO DUHUR JOOGA HADDANA AADAN CADCEEDA ARKI KARIN.
“ADIGOO DUHUR JOOGA HADDANA AADAN CADCEEDA ARKI KARIN” waa ciwaanka maqaal lagu qiimeynayo dagaalka dhexmaraya ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo kuwa Dowladda federaalka iyo halka uu ku dambeyn doono.
Waxaa qoray maqaalka C/Naasir Yuusuf Cabdulle, Waxaana Soo Jeedinaya Maxamad Cali Aadan.
MAQAAL: ADIGOO DUHUR JOOGA HADDANA AADAN CADCEEDA ARKI KARIN.