DHAGAYSO : TAXANE- WEERARADII NAIROOBI IYO DAARU SALAAM [01]

 

Rubci qarni kahor, shalay oo kale 7 Agosto 1998-da waxay Mujaahidiinta Al-Qaacida camaliyaad isku waqti dhacay ku qaadeen safaaradaha Maraykanka ee Nairoobi iyo Daar Salaam oo kala ah caasimadaha wadamada Kenya iyo Tanzania, waxaana weeraradaas ka dhashey khasaare ba’an oo gaarey masaalixda Maraykanka, iyadoona camaliyaadkan ay ahaayeen bar billowga camaliyaad waaweyn oo ay AlQaacida ku beegsatay Maraykanka, kuwaasoo natiijooyinkooda maanta cid weliba ay arki karto.

Hadaba, 25 sano kadib, mu’assasada warbaahineed ee As-Saxaab oo ku hadasha afka AlQaacida ayaa baahisay kitaab uu qorey masuulkii Al-Qaacida u qaabilsanaa qorsheynta iyo isku duba ridka howlgalladaas oo lagu magacaabo Sheekh Abuu Muxamad Al-Misri.

Warbixinnadan taxana ah oo maalmaha soo socda aad ku dhageysan doontaan barnaamijka Dhacdooyinka Dunida, waxaan kusoo gudbineynaa khulaasada xogta iyo macluumaadka uu markii ugu horeysay bixinayo sheikh Abuu Muxamad Al-Misri, kuna saabsan qaabka loo qorsheeyey loona fuliyay camaliyaadkii Nairoobi iyo DaaruSalaam, waxaana soo jeedinaya Maxa’ed Cali Aadan.

Halkan ka dhagayso warbixin ku saabsan kitaab laga qoray weeraradii Nairoobi iyo DaaruSalaam.mp3

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.