Maxay tahay Mucjisada ka dhacday Fagaaraha dagaalka Coosweyne. [Dhagayso]

Taliyaha ciidamada Dowladda federaalka ayaa dhawaan isagoo hadlayay wuxuu sheegay iney sameeyeen taaktiik dagaal oo ay ku badbaadsanayaan gawaarida dagaalka marka ay ciidankooda la kulmaan weeraro kaga yimaada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Hadaba ciidamada Dowladda federaalka ma u badbaadeen gawaaridii iyo hubkii ay la tageen deegaanka Coosweyne ee gobolka Galgaduud, halkaasoo saaka ay ka dhaceen dagaallo culus.

Halkan ka dhagayso mucjisad ka dhacday gobota dagaalka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.