Video: Xuduudaha Sharciga Ah Maxay Ilaaliyaan?

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta looga hadlay muhiimadda ay leeyihiin xuduudaha sharciga ah iyo waxa ay ilaaliyaan, waxaana ka qeybgalay culimada kala ah:

1-Sheekh jaamac Cabdisalaam Warsame
2-Sheekh Faarax Cali Xuseyn
3-Sheekh Cali Cabdullaahi Cabdulle.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA DIIRADDA JIMCAHA

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.