Degdeg:Weerar nafhurnimo ah oo ka dhacay Muqdisho.

Qarax xooggan ayaa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah degmooyinka Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.
Naftii hurre katirsan xarakada Alshabaab ayaa beegsaday xarun ay ciidamada dowladda ee loo yaqaano boolis-milataare ku leeyihiin kasoo horjeedka halka loo yaqaano Xera Jarmal ee Jidka Warshadaha Magaalada Muqdisho.
Wararku waxay sheegayaan in khasaare xooggan oo dhimasho iyo dhaawac ah uu soo gaaray ciidamada dowladda.
Durbadiiba mas’uuliyada qaraxa waxaa sheegtay xarakada shabaabul mujaahidiin.
Ammaanka Muqdisho ayaa aad uxun waxaana ka dhaca weeraro qorshaysan xili kumanaan askari oo katirsan ciidamada dowladda laga daad gureeyay Muqdisho iyagoo ka dagaalamaya furumaha dagaalka ee shabeellaha dhexe iyo Galgaduud.
Wiilka lafdhuun gashay noqday.
Wiilka misaylka tomohog kadaran
Wiika aamaankiisa aan laloodin Karin. Wiilkaas.wiilkaas.waa laysla arkay. Waa wiilka soomali iyo soomalia xoraynay.waa wiil barakaysan.