Daawo: 650 Askari oo DF 20 Weerar Looga Dilay 2 Bilood Gudahood.(Warbixin Muuqaal ah)
Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa warbixin muuqaal ah ka diyaarisay, natiijada dagaallo muddo 2 bilood ah dhex maray Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo Dowladda Federaalka.
Warbixinta ayaa soo bandhigeysa 20 weerar oo waaweyn oo dhacay 2 bilood gudahood, kuwaas oo DF looga dilay 650 isugu jira askar iyo saraakiil.
Halkaan Ka Daawo Warbixinta Muuqaalka ah ee Idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan.