Dhegeyso Beesha Saruur oo Sheegtay in ay la dirireyso Ciddii Deganaanadeeda ku soo xad gudubta.

Odayaasha Beesha Saruur ayaa kulan ay ku yeesheen Wilaayada Islaamiga ah ee Mudug waxa ay ku sheegeen in aanay raali ka ahayn in Degaanadooda ay ku soo duulaan soona galaan qolyo dimuquraadiyad wata Shareecada Islaamkana la diririya.

Waxay sheegeen in Dhulkooda ay difaacanayaan  waxayna baaq u jeediyeen dhalinyarada ay askareynayaan Dowladda Federaalka ah iyo Maamulka galmudug iyagoo kula taliyay in ay ka tanasulaan askarnimada ayna degaanadooda ku soo noqdaan.

Odayaasha hormuudka Beesha ah ee kulanka ka hadlay waxaaa ka mid ah

Nabadoonka Guud ee Beeesha Saruur Cali Maxamuud Maalin.

Nabadoon Cabdi Baliish, Nabadoon Cabdi Yuusuf Xasan (Food Cadde)

Nabadoon Maxamed Xasan Cadaawe Gaafaa, Nabadoon Xuseen Rooble Afrax,

Nabadoon Xaaji Cali Cabdi Maxamuud.

Halkaan ka dhegeyso Beesha Saruur iyo difaaca Degaanada ay degto

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.