Qaraxyo Xoogan oo Lagu weeraray Dhuusamareeb xili uu ku suganyahay Xasan sheekh.

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya goor dhaw qaraxyo xooggan laga maqlay gudaha magaalada oo in ka badan 50 cisho uu ku suganyahay madaxweynaha dowladda federaalka Xasan sheekh Maxamuud.

Laba camaliyad oo nafhurnimo ah ayay xarakada Alshabaab ka fulisay gudaha magaalada Dhuusamareeb, iyadoona mid kamid ah camaliyaatkaasi lala beegsaday xarunta madaxtooyada magaalada Dhuusamareeb oo uu ku sugan yahay Xasan Gurguurte madaxa ugu sareeya dowladda.

Dhawaqa qaraxyada ayaa laga maqlay meello badan oo ka fog magaalada Dhuusamareeb.

Mas’uuliyada qaraxyada waxaa sheegatay xarakada Alshabaab.

Wixii faahfaahin ah dib ayaan kasoo gudbin doonaa Insha’Allaah.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.