Walaaca Laga Qabo Yaraanta Korontada Jarmalka. [DHAGAYSO WARBIXIN]
Dalka Jarmalka, oo kamid ah wadamada ugu weyn qaaradda Yurub ayaa wajahaya culeesyo xaga dhaqaalaha ah iyo Naftada, wixii ka dambeeyay markii reer galbeedku go’doomiyeen Ruushka oo ay cunaqabateyn kusoo rogeen.
Hadaba, maadaama Naftada ugu badan uu Jarmalka ka heli jirey dalka Ruushka, ayaa hadda waxaa dalka ka jira walaac la xiriira in koronto la’aan ay ka dhacdo wadankaas.