SAWIRRO: Meydad Horleh oo Xabashi ah Oo laga helay duleedka Rabdhuure.

War Saxaafadeed kasoo baxay Maktabka Warfaafinta ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa lagu sheegay iney sii kordheen tirada Xabashida looga dilay dagaalladii shan maalmood kahor ka dhacay duleedka degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool.

Meydadka 35 askari oo katirsan ciidamada Xabashida ayaa laga heley goobihii lagu dagaallamay, taasoo ka dhigan in askarta Xabsahida ee lagu dilay dagaalkii Booco ay gaarsiisantahay tiradooda 284 askari.

Mu’assasada Al-Kataa’ib waxay ballanqaaday iney baahin doonto sawirro horleh oo laga soo qaaday goobihii lagu dagaallamay iyo meydadka cusub ee askarta Xabasahida.

Halkan ka Akhriso XOG-WARAN ‘Xaalada deegaanka Booco ee Wilaayada Bakool

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.