Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida 23-03-1445.
Dhageyso: Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida oo maanta gabi ahaantiisba lagu falanqeeyay Howlgalka Duufaanul Al-Aqsaa ee ay kooxaha Muqaawamada Filastiiniyiintu ka billaabeen Daanta-Galbeed, & dhulalka Muslimiinta ee ku hoos jira gumeysiga Yahuudda.
Halkan ka dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida 08-10-2023