Daawo Sawirrada Ciidankii Lagu laayay Dagaalka Mudug Ka Dhacay.

Musasada Alkataaib oo ah Garabka Warbaahineed ee Xarakada Shabaabul Mujaahidiin  ayaa baahisay Sawirada Qaarka mid ah Askar Shalay Dowladda Federaalka  ah iyo Maamulka Galmudug looga laayay Dagaalka dhacay Degaanka Gaaddaay ee Gobalka Mudug.

Sidoo kala sawirada waxaa ka ku jira sadax gaari oo laba tahay nooca cabdi bilaha ah iyo mid kale oo fudud iyo qoryo iyo agab kale oo Ciidan.

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa Dagaalka Shalay Mudug ka dhacay   Dowladda Federaalka ah iyo Galmud uga dishay 97 askeri.

Hoos ka eeg Sawirrada.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.