Daawo: Sawirrada Duqeyntii Wuxuushnimada Aheyd ee uu Mareykanku ka Geystay Degmada Bu’aale.

Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaaa duqeymo uu Mareykanku habeenkii xalay ka geystay degmada Bu’aale ee wilaayada islaamiga ah ee Jubooyinka.

Duqeyntaasi waxa uu Mareykanku ku dilay wiil yar oo hal sano jir ah iyo hooyadiis, waxaana sidoo kale ku burburay madaraso ay wax ku bartaan caruurta, iyo guryo ay leeyihiin dadka rayadka ah.

Hoos ka daawo Sawirrada Duqeynta Mareykanka: 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.