Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada 23-03-1445.
Dhageystayaasha iyo akhristayaasha ku xiran idaacadda Alfurqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Caawa waa habeennimo Axad ah oo ay taariikhda hijrigu ku beegan tahay 23-03-1445 oo waafaqsan 07-10-2023, dhuuxa waxaa soo jeedinaya Maxamed Daahir.