Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Talaado Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 18-03-1445, oo waafaqsan 03-10-2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.