Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isniin Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 17-03-1445, oo waafaqsan 02-10-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi.
Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 02 10 2023