Dhegeyso: Dhimashada Yahuudda oo aad u korortay

Tirashada Dhiamshada Yahuudda Weerarku uga imaanaya Falastiin Dalman ayaa sii kordheysa iyadoo iminka lix Boqol oo ruux gaartay kuwaasoo Saraakiil iyo askar kale ku jiraan.

dhaawacyada ayaa la sheegayaa in ay marayaan laba kun iyo labaatan ruux waxaana suura gal ah in Khasaaruhu intaa ka badan yahay.

Maalintii labaad ayaa Dagaalo Yahuudda lagu Beegsanayo ka socdaan qaybo ka mid ah Dhulka Yahuudu Gumeysato waxaana

waxa jira Yahuud badan oo Falastiiniyiinta qfaasheen una afduuban arinkaas oo walaaca sii kordhiayay/

Halkaan ka dhegeyso Warbixinta Xaaladda Yahuuda la weeraray

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.