Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Radio Al-Furqaan.
Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Sabti Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 22-03-1445, oo waafaqsan 07-10-2023, Warka Subaxnimo waxaa soo jeedinaya Cabdisamad Cabdullaahi
Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 07 10 2023