Sawirro: Isku Soo Bax Lagu Taageerayo Falastiin oo Ka Dhacay Sh/hoose.

Waxaa degaanka Kuunyobarrow ee wilaayada Shabeelaha hoose ka dhacay isku soo bax ballaaran oo lagu taageeray muslimiinta Falastiin, loogana soo horjeeday dulmiga Yahuuda.

Isku soo baxa waxaa kasoo qeyb galay qeybaha bulsahda, waxaana lagu gubay calanka Yahuuda. Dadka ayaa waxay wateen boorar ay ku xardhan yihiin erayo ka dhan ah Yahuuda.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.