Video: Gaari Shacab oo Mareykanku Ku Duqeeyeen Sh/hoose.

Diyaaradaha dagaalka ee Mareykanka ayaa habeenkii xalay duqeeyay gaari ay saarnaayeen dad shacab ah.

Gaariga oo uu saarnaa nabadoon kasoo jeeda beesha Habargidir-Saleemaan oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Xasan Kadiye (Biriq) ayaa waxaa ku nafwaayay Nabadoonka iyo qof kale oo shacab ah oo la socday, halka qof kale uu dhaawacmay.

Gantaalada ayaa gubay meydadka dadka shacabka ah iyo gaarigaba, wuxuu ahaa nabadoon isaga kala goosha Muqdisho iyo Sh/hoose.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.