Dhegeyso Xisbada Shabeelaha hoose oo Dowro Diini ah loo qabtay iyo Waaliga oo ka hadlay.

Dowro Diini ah ayaa loo soo geba gebeeyay Ciidanka Xisbada ee Wilaayada Islaamiga ah ee Shabeelaha hoose si aqoontooda kor loogu qaaado.

Dowrada ayaa Muddo ka socaotay Degmada Kurtun Waarey y waxaana Munaasbad Geba gbeo u ahayd laga jeediyay Kelemaad Muhiim ah.

Sheekh Maxamed Jamaal oo ka mid ah Culumada Diinta Islaamka iyo Waaliga Shabeelaha hoose Sheekh Cabdisamad Abuu Cabdiraxmaan ayaa goobta ka hadlay iyagoo jeediyay Kelemaad Muhiim ah.

Halkaan ka dhegeyso Kelemaadka Dowrada laga jeediyay.

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.