Diiradda JImcaha oo uu Ka Qeybgalay Mas’uul Ka Tirsan Al-Shabaab & Mowduuc Muhim Ah. (Dhageyso)

Dhageystayaasha iyo akhirstayaasha ku xiran Mareegta idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan, waxay had iyo goor halkan kala socon karaan wararka iyo barnaamijyada ay idaacaddu baahiso.

Halkan waxaan idiin kugu soo gudbineynaa barnaamijka Diiradda Jimcaha oo todobaadkiiba maanta oo kale aad ka dhageystaan warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan iyadoo lagu soo qaato mawaadiic muhim ah lagana qeyb galiyo dad ku habboon.

Diiradda Jimcaha waxaa maanta lagu falanqeeyay tallaabooyinka ay Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab iyo DF u qaadeen fatahaadaha ka socda qeybo kamid ah dalka, waxaana ka qeyb galay Sheekh Xasan Yacquub Cali oo ah Afhayeenka Gudiga Maareynta Fatahaadaha xubno ka tirsan DF oo kala jooga Hiiraan iyo Gedo, aqoonyahan iyo dhageystayaal.

Halkan Ka Degso Diiradda Jimcaha 17-11-2023

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.