Daawo: Weerar Askar Badan Lagu Dilay Oo ka dhacay Duleedka Buulo-Burde.

Kanaalka warbaahineed ee Al-Kataa’ib ayaa baahiyay filim lagu soo bandhigayo dagaal dhawaan ka dhacay deegaanka Buurta Jicibow ee duleedka degmada Buulo Burde ee gobolka Hiiraan, kaasoo lagu dilay askar badan oo katirsan Dowladda Federaalka.

Muuqaalka ayaa lagu daawanayaa ciidamada Mujaahidiinta Al-Shabaab oo wax la dilay iyo wax la qabtay iyo tiro yar oo firxatay ka dhigaya ciidamada Dowladda federaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.