Dhegeyso qaybta koowaad ee Askar isu soo dhiibtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiinn.
Lix Askeri oo ka tirsanaa Dowladda Federaalkaa ah ayaa isu soo dhiibtay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin kuwaasoo ay soo bandhigtayWilaayada Islaamiga ah ee Hiiraan.
Askertaan ayaa sheegya in ay ka ka xun yihiin ka mid noqoshadoodi Dowladda Federaalka ah aadna uga qoomamaynayaan.
Qaarka mid ah askartaan waxaa lagu soo tababaray Dalka Itoobiya waxaanay ka mid ahaayeen askartii ka soo carartay Degmada Ceeldheer ee Gobalka ka Galgaduud kadib markii la laayay Ciidankii Cows weyne ku sugnaa.
Magacyada askartaan ayaan kala ah
1-Maxamed Cusmaan Cali Cabdi 2-Abuukar Nuur Axmed
3-Cismaan Daahir Maxamed 4-Maxamed Cali iidow
5-Xasan Maamow Lahube 6-Axmed Muxumad Aadan
Waxaa jira askar kale oo Wilaayada Hiiraan isu soo dhibtay kuwaasoo weli aan codadkooda la baahin.
Tan iyo markii uu dhacay Dagaalki Cows weyne ee lagu dilay askar badan oo Dowladda Federaalka ah ka tirsanaa Gaadiidkoodi iyo hubkoodina lagu furtay waxaa waxaa aad u sii kordhaysa askarta isu soo dhiibeysa Xarakada Shababul Mujaahidiin.