Dhegeyso Warka Duhurnimo Ee Warbaahinta Al-Furqaan.
Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isnin Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 07 05-1445, Geesta kalena waa 21 11 2023, Warka Duhurnimo waxaa soo jeediyanaya Cabdisamad Cabdullaahi.