Dhegeyso Warka Subaxnimo Ee Warbaahinta Al-Furqaan.
Idaacadda Al-Furqaan waxay had iyo goor halkan kala socon karaan Wararka iyo Barnaamijyada ay Idaacaddu baahiso.
Maanta waa Isnin Taariikhda Hijriguna ay ku beegan tahay 06 05-1445, Geesta kalena waa 20 11 2023, warka Subaxnimo waxaa soo jeediyanaya Cabdisamd Cabdullaahi.
Halkan Ka Dhageyso Warka Subaxnimo 20 11 2023