Farriin uu Bin Laadin U diray Maraykanka 22 Sano kahor Oo Aad Loo Hadal hayo.

Waxaa gudaha dalka Maraykanka iyo guud ahaan Yurub aad looga hadal hayaa farriin 22 sano kahor uu Sheekh Usaama bin Laadin u direy shacabka Maraykanka, taasoo uu kaga hadlayo waxa ku riixay Mujaahidiinta la dagaalanka Maraykanka.

Dagaalka Yahuudda iyo reer Filastiin ku dhexmaraya Qazza ayaa keenay in dad badan oo Ameerikaan ah ay baaraan waxa uu salka ku hayo dagaalka ka dhexeeya Maraykanka iyo Muslimiinta, waxaana ay arkeen in waxa ugu weyn ee dagaalkaas hurinaya uu yahay taageerada Maraykanka ee Yahuudda.

Halkan ka dhagayso Farriinta_Sheekh_Usaama_Bin_Ladin_ee_ku_wajahan_shacabka_Mareykanka

Halkan ka dhagayso falcelinta muwaadiiniinta Maraykanka ee farriinta Sheekh Usaama.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.