Kanaalka Al-Kataa’ib Oo Baahiyay Dagaalkii ka dhacay Barujeed.

Kanaalka wararka ee Al-Kataa’ib ayaa caawa baahiyay muuqaal lagu daawanayo qaabka uu u dhacay dagaalkii cuslaa ee Barujeed, kaasoo ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab cagta ku mariyeen askar katirsan Dowladda Federaalka.

Muuqaalkan oo la daawan karo qadar 6 daqiiqo ah, ayaa lagu arkayaa ciidamada Mujaahidiinta oo dagaal adag ku qaadaya askarta Dowladda Federaalka, markii dambena si buuxda ula wareegaya goobta dagaalka.

Waxaa sidoo kale muuqaalka lagu arkayaa meydadka ciidamada Dowladda federaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka.

 

You might also like

Leave A Reply

Your email address will not be published.