Sidee buu u dhacay Weerarkii 07-da October ee Yahuudda Lagu Gumaaday?
Wargeyska Washington Post ee kasoo baxa dalka Maraykanka ayaa diyaariyay filim ducumentry ah oo uu kaga hadlayo qaabkii uu u dhacay weerarkii taariikhda galay ee Duufaanta Al-Aqsaa, kaasoo lagu beegsaday Yahuudda xooga ku heysata dhulka muslimka ah ee Filastiin.
Dhagayso Sidee buu u dhacay weerarkii 07-da October- Washington Post?