wararka

Author Archives: admin

Imaarada Islaamiga ah oo Xaqiijisay Istish-haadka Sheekh Mullaa Akhtar Mansuur.

Bayaan goor dhawayd kasoo baxay golaha Shuurada ee Imaarada Islaamiga ah laguna faafiyay baraha Internetka ayaa lagu xaqiijiyay Istish-haadka Sheekh Mullaa Akhtar Mansuur kaas oo maalintii Sabtida ay beegsadeen diyaarado Drones iyo kuwa Milliteri oo ay leedahay dowladda Mareykanka isagoo marayay deegaanada xuduud beenaadka ee Afqaanistaan iyo Pakistaan u dhexeeya. Bayaanka ayaa waxaa Umadda Islaamka looga tacziyeeyey istish-haadka ku yimid ... Read More »

Dhageyso:Sadex Askari oo isku dhiibay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin.

Ciidamo hor leh oo ka goostay Maleeshiyada Soomaalida ah ee la shaqeeya Itoobiya ayaa isku dhiibay wilaayada islaamiga ah Gedo. Maxamed Cismaan Cali iyo Yuusuf Maxamed ayaa kasoo goostay Ciidamada Itoobiya La Shaqeeya ee ku sugan Baardheere halka Cabdi Maxamed Cali uu kasoo Goostay Ciidamada Ku sugan Doolow. Askartaan ayaa shalay Lagu soo bandhigay qeybo kamid ah wilaayada islaamiga ah ... Read More »

Dhageyso :Cali Gaab oo Wado Cusub ufuray Laammaha Ammaanka.

Si lama filaan ah shalay waxaa is casilaad Ku dhawaaqay Cali Gaab oo ahaa Taliyaha Ciidamada Booliska Gobalka Banaadir. Cali ma uusan faafaahin sababta ka danbeysa inuu isaga tago shaqada. Maxamuud Cali Geedi oo ah khabiir Amni oo wareysi gaar ah siiyay idaacada Alfurqaan ayaa sheegay in iscasilaada Cali ay la xeriirto fashil uu kala Kulmay Weerarada Shabaabul Mujaahidiin ka ... Read More »

Sheekh C/raxmaan”Ciidamada Maraykanka Markay Dhowr Kiiloo Mitir Kuu jiraan ayay Xabada Soo Tuurtuuraan Kadibna Wey iska Cararaan”(Maqal)

Waaliga Jubooyinka Sheekh Cabdiraxmaan Xudeyfa ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay idaacadda Alfurqaan kaga hadlay Ciidamo Maraykanka ah oo Bilihii lasoo dhaafay Howlgallo Qar iska Tuurnimo ah ka fuliyay qeybo kamid ah wilaayada Jubooyinka. Sheekh Cabdiraxmaan ayaa sheegay in Ciidamada Maraykanku Yihiin kuwa Fulayaal ah oo kusoo degta meel dhowr kiiloo mitir ka baxsan Goobaha ay joogaan. Waxa uu ... Read More »