wararka

Author Archives: Axmad

Hogaamiye Shiici ah oo ku baaqay iney is casisho guud ahaan Xukuumadda Rawaafida Ciraaq.

Muqtadi Al-Sadri oo kamid ah horjoogayaasha Maleeshiyaadka Shiicada dalka Ciraaq islamarkaana ku dhex leh Taageero farabadan gudaha Shiicada ayaa ku baaqay iney xilka ka degto Xukuumadda Ciraaq ee uu hogaamiyo shiiciga lagu magacaabo Xaydar Al-Cibaadi. Kalimad muuqaal ah oo ay wada baahiyeen Tvyada Shiicada ayuu Muqatadi sheegay in lagama maarmaan tahay in talada ay ka degaan guud ahaan Xubnaha Xukuumadda, ... Read More »

Dhageyso Dhacdooyinka Dunida Islaamka

Dhacdooyinka dunida islaamka waa barnaamij todobaadle ah oo lagu soo qaato dhacdooyinka dunida islaamka kuwooda ugu waaweyn iyo kalimado wacdi iyo waano ah oo ay jeediyaan qiyaadada iyo culimada rabaaniyiinta ee dunida muslimka. Halkan Ka Dhageyso Dhacdooyinka Dunida Islaamka Read More »

Dowladaha Iskaashiga Khaliijka oo u aqoonsaday Xisbullaah Urur Argagixiso.

Dowladaha la magac baxay iskaashiga Khaliijka ayaa kulan ay yeesheen waxay ku go’aansadeen in Ururka Shiiciga ah ee Xisbullaah ay ku daraan liiska waxa loogu yeero Argagaxisada. Bayana kasoo baxay Iskaashiga Khaliijka ayaa lagu sheegay in go’aan lagu gaaray in liiska lagu Argagaxisda lagu daro Ururka iyo dhamaan laamah ka hoos shaqeeya, waxaana ay ku eedayeen inuu wado olole cadowtooyo ... Read More »

Donald Trump oo ku guulaystay Codadka Gobollo farabadan.

Musharraxa Jamhuuriga ee caanka ku ah Nacaybka Islaamka iyo Muslimiinta ayaa cod bixino ka dhacay dhowr gobol oo dalka Mareykanka ku yaala waxa uu ka helay codad aad u farabadan, taas oo ka dhigan inuu qarka u saaran yahay in Xisbiga Jamhuuriga uu u matalo doorashada Aqalka cad taladeeda lagula wareegayo. Maalintii shalay oo gudaha Mareykanka looga yaqaano Talaadada weyn ... Read More »

Wadaad caan ah oo lagu weeraray dalka Filibiin.

Saacado ka hor waxaa dalka Filibiin lagu beegsaday wadaad caan ah oo katirsan Culimada taageera Nidaamka Aala-Sucuud ee ka arimiya dhulka Xarameynka. Qof hubeysan ayaa rasaas ku furey Gaariga Shiikh Caa’id Al-Qarni mar uu ka ambabaxayay goob uu Muxaadaro ka jeedinayay oo ku taalla magaalada Zanbuwanga ee dalka Filibiin. Wadaadka la beegsaday ayaa waxaa goobta kasoo gaaray dhaawac fudud sida ... Read More »

Ururka Shiiciga ah ee Xisbullaah oo shaaca ka qaaday in Suuriya looga dilay Sarkaal sare.

Ururka Shiiciga ah ee lagu magacaabo Xisbullaah, fadhigiisuna yahay dalka Lubnaan ayaa si muuqata waxa uu kaga qayb gaadanayaa dagaalka inakbadan 5 sano ka socda dalka Suuriya ee u dhexeeya Muslimiinta iyo Nusayriyada Bashaar Al-Asad. Xibiga ayaa kumanaan katirsan Ciidankiisa iyo Saraakiil sar sare wax uu usoo diray Jaxiimada Suuriya, iyagoo hadafkoodu yahay iney ilaaliyaan Nidaamka sii liicaya ee Asad, ... Read More »

Xillibaanno katirsan Baarlamaanka Masar oo is ku feeray hoolka Shirarka ee Baarlamaanka dalkaas.

Baarlamaanka dalka Masar oo aan wax badan ka duwaneyn kan ka jira magaalada Muqdisho marka lo eego dhanka Akhlaaq darada, waxaana dhowr jeer dhacay gacan qaad ka dhexeeya Xillibaanada iyagoo isku buuqa. Dhawaan ayaa mid kamid ah Xillibaanada baarlamaanka masaarida waxa uu u gacan qaaday xillibaan kale oo lagu magacaabo Towfiiq Cukaasha kaas oo dhawaan gurigiisa ku marti qaaday Safiirka ... Read More »

Nidaamka Nasayriga iyo Ruushka oo jabiyey Xabad joojinitii la dhex dhigay iyaga iyo Mucaaradka.

Iyadoo maalintii labaad ay galeyso waqtigii ay bilaabatay Xabad joojinta u dhexeysa Nidaamka iyo Kooxaha Mucaaradka, ayaa hadana waxaa muuqata in Ruushka iyo dabadhilifkiisa Bashaar aysan u hogaansamin Xabad joojintaas. Diyaaradaha Nidaamka iyo kuwa Ruushka ayaa duqaymo xoogan oo Arxan darro ah waxay ka fuliyeen deegaano ay maamulaan kooxaha Mucaaradka, taas oo keentay dhimasha iyo dhaawac soo gaartay dadka Shacabka ... Read More »

Dowladda Islaamiga ah oo la wareegtay deegaanno hoos yimaada magaalada Baqdaad.

Sida ay sheegeen Ilo amaan oo lagu kalsoonaan karo dagaalyahanno katirsan dowladda Islaamiga ah ayaa la wareegay deegaano dhaca duleedka magaalada Baqdaad, kuwaas oo Istiraatiji ah. Ciidamo katirsan kuwa Mujaahidiinta ayaa si qarsoodi ah oo aan la fahmin waxay ugu gudbeen deegaano hoos yimaada degmada Abuu Qariib halkas caan ku ah xabsigii sumcada darnaa ee sanadkii 2003 lagu tacdiibin jiray ... Read More »

Dhaalibaan oo Weeraro xoogan ka fulisey dalka Afgaanistaan.

Maalintii shalay oo Sabti ahayd waxaa dalka Afgaanistaan ka dhacay weeraro xoogan, kuwaas oo ay fuliyeen Ciidamada Mujaahidiinta Imaarada Islaamiga ah ee Dhaalibaan. Weerarada dhacay oo tiradoodu gaarayso illaa labo Weerar ayaa waxay ka kala dhaceen magaalada Kaabul iyo gobolka Koonaar ee dhaca bariga dalka Afqaanistaan. Weerarka ka dhacay Kaabul waxaa fuliyey mid kamid ah Mujaahidiinta, waxaana uu ka dhacay ... Read More »