Sida ay inoo xaqiijiyen dad Xog ogaal ah, ciidamo Itoobiyaan ah ayaa lagu dilay duleedka degmada Diinsoor ee gobolka Baay. Ciidamada Itoobiyaanka ee la dilay oo tiradoodu gaareyso illaa iyo 4 Askari waxaa ku jira Saraakiil Miina baarayaal ah kuwaas oo isku dayay iney fur furaan Miino lagu aasay hareerah wadada. Qaraxa ayaa ahaa mid aad u culus, islamarkaana laga ... Read More »
Author Archives: cusmaan
Dowladda Imaaraatka oo Shaacisay in 4 Sarkaal uga dhimatay dalka Yaman, kadib markii Diyuurad ay la dhacday.
Sida lagu sheegay war rasmi ah oo kasoo baxay dowladda Imaaraatka, waxaa saacadihii lasoo dhaafay dalka Yaman ku burburay diyuurad nooca Hellecopterka ah oo ay leedahay dowladda Imaaraatka Carabta oo qeyb ka ah isbaheysi ay hogaamineyso Aala-Sucuud oo howlgallo milliteri ka wada dalkaas. Wakaaladda wararka ee Imaaraatka waxay sheegtay in diyaaradda ay si qasab ah ugu dhacday meel kamid ah ... Read More »
Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka.
Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka waa barnaamij maalinta jimcaha ka baxa Idaacadda Islaamiga Al-Furqaan, waxaana looga faalloodaa Arimaha Caalamka Islaamka. Dhagayso Barnaamijka Dhacdooyinka Dunida Islaamka 11-08-2017 Read More »
Degdeg: Qarax Aad U Culus oo Ka Dhacay Gudaha Xabsiga Dhexe Ee Muqdisho.
Qarax aad u culus ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay gudaha Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho kaasoo lala beegsaday goob isu imaatin ah oo ay joogeen saraakiil ka tirsan maxkamadda ciidamada iyo kuwa xabsiga. Ilo wareedyo ayaa sheegaya in qaruxu uu gallaaftay nolosha saraakiil iyo ciidamo, waxaana xabsiga ka dhaxay baqdin iyo kala carar, iyadoo muddo kadib dhacdadana la daabulay meydadka ... Read More »
Dhageyso Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay Boobka Kheyraadka Iyo Duminta Dhaqaalaha Dalka.
Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, laguna falanqeeyo mawaadiic muhiim ah oo xilligooda la taagan yahay. Barnaamijka waxaa ka qeyb gala dad aqoon u leh amaba soo diraaseeyay qodobka la lafa gurayo, sidoo kale waxaa ka qeyb gala dad weynaha oo ra’yigooda ka dhiibta. Maanta waxaa lagu falanqeeyay boobka ... Read More »
Baarlamaanka oo Ansixiyay Sharci Halis Ku Ah Shirkadaha Isgaarsiinta Ee Muqdisho. (Warbixin)
Baarlamaanka oo ah hey’adda dowladda u qaabilsan xalaaleynta iyo xaaraantinimeynta ayaa maalintii shalay ansixiyay sharciga Isgaarsiinta oo uu muddo badan muran ka taagnaa. Sharcigan oo uu horgeeyey wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Canshuur ayaa waxaa u codeeyey 158 xildhibaan, hal xildhibaana waa uu diidey sida uu sheegey guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey. Wasiirka Boostada, isgaarsiinta ... Read More »
Dhagayso Warka Duhurnimo.
Si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay dalka iyo dibadda, dhagayso Idaacadda Al-Furqaan. Halkan ka dhagayso War duhur 10 08 2017.lite Read More »
9-Neef oo Geel oo Ku Dhintay Duqeyn Ay Dayuuradaha Dagaalka Kenya Ka Geysteen Af-madow.
9-Neef oo Geel ah ayaa ku geeriyootay duqeymo ay dayuuradaha dagaalka Kenya maalintii shalay ka geysteen degaanka Weel-maarow oo hoos taga degmada Af-madow ee gobolka Jubada hoose. Geelan ayaa waxay dayuuraduhu la beegsadeen madaafiic tiro badan, waxaana mid kamid ah dadka degaanka oo aanu xalay wareysanay uu inoo sheegay iney ku geeriyoodeen 8 Neef, 3 kalana ay ku dhaawacmeen, balse ... Read More »
Boobka Dhaqaalaha Soomaaliya (Qeybta 7-aad+Dhageysi)
Walaalaha aynu jecel nahayow, halkan waxaan idiinku soo gudbineynaa war-bixino taxane ah oo aanu ku milicsan doonno boobka ba’an ee lagu hayo kheyraadka ummada Soomaaliyeed bad iyo bari intaba. Halkan Ka Degso Qeybta 7-aad Ee Boobka dhaqaalaha Read More »
Ciidamo Maraykan ah oo lagu dilay dalka Afqaanistaan.
Dalka Afqaanistaan waxaa weli ka socoda howlgallada iyo camaliyaadka ka dhanka ah ciidamada Shisheeyaha ee duulaanka ku jooga dalkaas muslimka ah, kuwaas oo ay fulinayaan ciidamada Imaarada Islaamiga ee Dhaalibaan. Guutada Qaraxyada ee Imaarada Islaamiga ayaa ku guuleystay iney qarax culus la eegato gaari Taangi ah oo ay saarnaayeen tiro ciidamo Ameerikaan ah, kuwaas oo marayay duleedka saldhiga Bagram oo ... Read More »