wararka

Author Archives: cusmaan

Dhageyso Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Lafa Guray Mowduuc Muhim Ah.

Diiradda Jimcaha waa barnaamij todobaadle ah oo lagu falanqeeyo mowduuc muhim ah iyadoo lagu marti qaado dad aqoon u leh hadba qodobka markaas miiska saaran, maanta waxaa lagu lafa guray Dowraadka sharciga ah ee lagu qabto Wilaayaadka Islaamiga ah iyo muhiimadda ay leeyihiin waxaana ka qeyb galay Culimo ay kamid yihiin Sheekh Cali Katiin iyo Sheekh C/waaxid Muudey. Halkan Ka ... Read More »

AMISOM oo ku dhawaaqday Isbedel cusub oo ku aadan dagaalka ay kaga jiraan Soomaaliya.

Ciidamada Shisheeyaha AMISOM ee duulaanka ku jooga wadanka Soomaaliya ayaa inkabadan toban sano kadib waxay ku dhawaaqeen isbedel cusub oo ku aadan dagaalka iyo duulaanka ay ku joogaan wadankeena. Kulan dhowr maalmood ka socday xerada Xalane oo ah taliska ugu weyn ee Shisheeyuhu ku leeyihiin Soomaaliya ayay kasoo saareen go’aanno dhowr ah, kuwaas oo muujinaya sida Shisheeyuhu uga daaleen dagaalka ... Read More »

Kudhawaad 10 askari oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday qarax ka dhacay gobolka Abyan ee Yaman.

Wararka ka imananaya dalka Yaman ayaa ku waramaya in qarax xoogan lala eegtay saraakiisha ugu sarreysa malleeshiyaadka Xizaamul amniga ee hoostaga dowladda Imaaraadka carabta. Qarax oo aad u xoogan oo ah noocyada dhulka lagu aaso ayaa lala eegtay kolonyo gawaari ah oo uu la socday madaxa malleeshiyaadka Xizaamul amniga, kuwaas oo marayay qeybo kamid ah gobolka Abyan. Wuxuu haleelay qaruxu ... Read More »

Dhageyso Barnaamijka Dhuuxa Wareysiyada.

Dhuuxa Wareysiyada waa barnaamij mug weyn leh oo habeen walba ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan, sabtida mooyaane, waxaana lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay iyo wareysiyo muhim ah. Halkaan Ka Dhageyso Dhuuxa Wareysiyada  13 02 2019 Read More »

Gaari Gaashaman oo ciidamada Burundi looga gubay Magaalada Muqdisho.

Qaraxyo xoogan ayaa lala eegtay kolonyo ciidamo Burundi ah oo ku socdaalayay qeybo kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Labo qarax oo waaweyn ayaa duhurnimadii maanta waxaa lala eegtay gawaari kolonyo ah oo ay saarnaayeen ciidamada Burundi, kuwaas oo marayay degmada Huriwaa ee gobolka Banaadir. Qaraxyada ayaa dhacay xilli gawaaridu ay marayeen warshaddii hore ee Baastada, waxaana goobta lagu gubay ugu ... Read More »

Madaxda Itoobiya iyo Suudaan oo yeeshey kulan looga hadlayo arimaha Amaanka labada dal.

Waxaa kulan magaalada Adis Ababa ku yeeshey madaxda wadamada Suudaan iyo Itoobiya, kaas oo ay uga wada hadlayeen arimaha Amaanka labada dal. Kulanka waxaa wada qaatay madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al-bashiir iyo ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abey Axmed, waxaana uu socday kulanka dhowr saacadood. Labada masuul oo ka qeybgalayay kulanka midowga Afirca ee Siisi loogu doortey inuu noqdo madaxweynaha ururka ... Read More »

SAWIRRO: Gaari Dagaal oo ay gacanta ku dhigeen ciidamada Al-Shabaab.

Dagaal dhowr maalmood kahor ka dhacay qeybo kamid ah gobolka Shabeellaha hoose ayaa ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab waxay ku qabsadeen gaari Tikniko ah oo uu ku rakibanyahay Qori dhashiike ah. Sawirro lagu baahiyay barta Internetka ayaa muujinaya ciidamada Mujaahidiinta oo gacanta ku haya gaari cabdi bile ah, kaas oo lagu qabsaday dagaal ka dhacay duleedka deegaanka Jazeera ee dhaca duleedka ... Read More »