wararka

Author Archives: cusmaan

Ciidamada Al-Shabaab Oo ka dhex dagaallamay Xaafado kamid ah Muqdisho.

Habeennimadii xalay, waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay weeraro ay fuliyeen ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab, kuwaas oo lagu qaaday fariisimiyaal ay ku sugnaayeen askar katirsan dowladda. Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday goob ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan dowladda oo katirsan xaafadda Suuqa-xoolaha ee degmada Heliwaa gobolka Banaadir. Ciidamo joogay nawaaxiga Biya-degeenka Suuqa-xoolaha iyo Cali Ganey ayaa la ... Read More »

Bin Yamin Natanyahu oo difaacaya maamulka Aala-Sucuud.

Ra’iisul wasaaraha maamulka Yahuudda ayaa si adag u difaacay maamulka ka dhisan dhulka Xarameynka ee ay majaraha u hayaan qoyska Aala-Sucuud, kuwaas oo mudooyinkii u dambeeyay la kulmayay dhaleeceyn dhanka warbaahinta ah. Natanyahu oo ka hadlayay bil kadib dilkii wariye Jamaal Khaashiqji ayaa arintaas ku tilmaamay mid argagax leh, balse wuxuu sheegay iney lama huraan tahay sidii loo ilaalin lahaa ... Read More »

BAYAAN: Dhaalibaan oo ka tacsiyeysay dilkii Sheekh Mullaa Samiicul-xaqq.

Bayaan kasoo baxay Imaarada islaamiga ee Afqaanistaan ayaa umadda muslimka meel weliba oo ay dunida ka joogto waxaa looga tacsiyeeyay dilkii dhawaan dalka Paakistaan loogu  geystay Sheekh Mullaa Samiicul-Xaqq oo kamid ahaa culimada waaweyn ee caanka ka ah dhulka Khuraasaan. Bayaankan oo ku qoran luuqadda carabiga, laguna baahiyay baraha Internetka waxay Imaarada islaamiga ah si gaar ah tacsi ugu dirtay ... Read More »

Askar Maraykan ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Weerar ka dhacay dalka Afqaanistaan.

Askari katirsan ciidamada xukuumadda Kaabul ayaa rasaas ku furay ciidamo Maraykan ah oo ku sugnaa saldhig milliteri oo ku yaala magaalada Kaabul ee caasimadda dalka Afqaanistaan. Wararka la helayo waxay sheegayaan in askarigan uu ka carooday hab dhaqanka ciidamada Maraykanka, taasina ay ka dambeysay inuu rasaas ooda kaga qaado. Dowladda Maraykanka ayaa qiratay in rasaastan ka dhacday saldhig ay joogeen ... Read More »

Ciidamada daacadda u ah Maraykanka Oo La kulmay Weeraro xoogan.

Askarta Mareykanku tababartay ee loo yaqaano Baankaraaf ayaa 24-kii saac ee ugu dambeeyay la kulmay khasaarooyin kala duwan kadib markii weeraro toos ah iyo araxaxyo lagula beegsaday Muqdisho, Shabeelaha Hoose iyo Jubada Hoose. Weerarkii ugu dambeeyay oo ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Balli-Doogle ayay guutada qaraxyada ee Al-Shabaab ku beegsatay kolonyo ciidamada Bankaraafta ah oo kasoo baxay Balli-Doogle ... Read More »

Ma Dooneysaa Inaad Ogaato Gunta Khilaafaadka DF Dhexdeeda Ah? (Dhageyso)

Khilaafkii mudada soo jiitamayay ee u dhaxeeyay DF, Madax-Goboleedyada iyo Siyaasiyiinta Mucaaradka ayaa hadda gaaray meeshii ugu sarreysay waxaana lagu qiyaasi karayaa Webi karkaarradii jabsaday oo saameyntiisa leh. Haddaba bulshada Soomaaliyeed ayaa ku wareertay khilaafaadkan iyadoo dhinac walba ay sheeganayaan iney yihiin kuwa saxan ee maslaxaddooda ka shaqeynaya. Haddaba idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa u kuur gashay khilaafaadkan billow ... Read More »

Diyaarad Dagaal oo Ku Burburtay Masar.

Dayuurad dagaal oo ay leedahay xukuumadda Masar ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku burburtay hawada wadankaasi iyadoo tani ay ka walwalsan yihiin saraakiisha ciidanka cirka. Wargeys kasoo baxa dalka Ruushka ayaa shaaca ka qaaday in diyaaradda soo dhacday uu nooceedu ahaa miig 29, islamarkaana illaa iyo hadda aan la ogeyn sababaha rasmiga ah ee keeney burburkeeda. Afhayeen u hadlay ciidamada Milliteriga ... Read More »