wararka

Author Archives: cusmaan

Saldhiga Ciidamada Jabuuti Ee magaalada Jalalaqsi Oo La weeraray.

Ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa dagaal culus waxay xalay ku qaadeen saldhiga ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah Shisheeyaha kusoo duulay Soomaaliya ay ku leeyihiin magaalada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Ciidamada Mujaahidiinta oo aad u hubeysnaa ayaa hub kala duwan waxay ku garaaceen saldhiga ciidamada Jabuuti, waxaana dadaka magaalada ay sheegeen in rasaasta la is weydaarsanayay ahayd mid aad ... Read More »

Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Camaliyad Nafhurnimo oo ka dhacay dalka Afqaanistaan.

Wararka ka imaanaya dalka Afqaanistaan ayaa ku waramaya in Naftii hure katirsan Imaarada Islaamiga uu Qarax ku beegsaday kolonyo katirsan ciidamada xukuumadda Kaabul oo marayya gobolka Helmand. Qaraxa oo ahaa mid aad u culus si weynna looga maqlay xaafadaha ka dhow halka uu ka dhacay wuxuu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo gaaray ciidamadii la weeraray. Afhayeen u ... Read More »

41 Askari oo Ameerikaan ah oo Bishii Dulqacda oo kaliya lagu dilay Afqaanistaan.(Inphografic)

Qoraal Inphografic ah oo  ay soo saartay Imaarada islaamiga ah ee Afqaanistaan ayay ku muujisay howlgalladii ay Mujaahidiintu ka fuliyeen dalka Afqaanistaan bishii lasoo dhaafay ee Dul-Qacda. Howlgalladan oo ka dhacay gobollada kala duwan ee Afqaanistaan si isku mid ahna u beegsaday Shisheeyaha duulaanka ku jooga dalkaas iyo ciidamada xukuumadda taagta daran ee Kaabul ayaa gaaraya wadarta marka la isku ... Read More »

Dadkii uu Maraykanku ku dilay Bariire oo Maalintii Sadexaad aan la Aasin.

Maalintii Sadexaad waxaaa Firinjiyeerada lagu ilaaliyo meydadka ku jira meydadka dadkii uu Maraykanku habeenkii Jimcaha ku laayay nawaaxiga magaalada Bariire ee gobolka Shabeellaha hoose, kuwaas oo tiradoodu gaareyso 10 Ruux oo 2 kamid ay caruur yihiin. Ehelka dadka la laayay ayaa ku doodaya inaysan meydadka dadkooda aasi doonin illaa laga cadeeyo sababaha rasmiga ah ee loo laayay dadkan maatida ah ... Read More »

Mas’uul Talyaani ah oo sheegay iney dilayaan qof kasta oo ku dhawaaqa Allaahu Akbar.

Iyadoo wadamada Qaaradda Yurub ay kusoo badanayaan ficilada cunsuriga ah ee ka dhanka ah muslimiinta ku sii xoogeysanaya qaaradaas ayaa warkii ugu cuslaa dhawaantan wuxuu kasoo yeeray mas’uul katirsan dowladda Talyaaniga. Gudoomiyaha gobolka loo dalxiis tago ee Feyniisiya ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu ku sheegay iney sujuuda ka toogan doonaan qof kasta oo ku dhawaaqaya Allaahu Akbar oo ... Read More »

Al-Shabaab oo Ka Tacsiyeeyay Gumaadkii Uu Mareykanku Ka Geystay Bariire (Dhageyso)

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa ka hadashay falkii gumaadka ahaa ee ay habeenkii Jimcaha Mareykanku ka geysteen degaanka Bariire ee gobolka Sh/hoose kuna gumaadeen ugu yaraan 10 qof oo ay ku jiraan caruur yar yar. Waaliga wilaayada islaamiga ah ee Sh/hoose Sh/Abuu Usaama oo wareysi gaar ah siiyay idaacadda islaamiga ah ee Al-furqaan ayaa waxa uu ugu horreyn tacsi tiiraanyo leh ... Read More »

Al-Qaacida Oo ku baaqday in La weeraro Khadadka Tareenada Maraykanka iyo Yurub.(Dhagayso Warbixin)

Mu’asasada Al-Malaaxim, garabka warbaahineed ee Mujaahidiinta Al-Qaacida ee dhulka Jaziirada carabta ayaa soo saartay cadadkii 17aad ee Majalada Inspire taas oo lagu soo bandhigayo xeelad cusub oo dhalinyarada kaligood duulayaasha ah u bidhaamineysa fursad ay ku weerari karaan tareenada Yurub iyo Mareykanka. Inspire waxay cadadkan taageerayaasha Mujaahidiinta ee kaligood duulayaasha ah ugu sheegeysaa in ay dooran karaan mid ka mid ... Read More »

Diyaarad Maraykanku leeyahay oo ku burbrutay Yaman iyo Askar la la’yahay.

War kasoo baxay taliska dhexe ee ciidamada Maraykanka ayaa lagu xaqiijiyay in diyaarad milliteri ay ku burburtay xeebaha dalka Yaman maalintii Jimcaha, ayna socodaan baaritaanno ballaaran. Taliska ciidamada Maraykanka ayaa xaqiijiyay in  diyaarad Hellecopter ah oo nooceedu ahaa Black Hook ay kusoo dhacday xeebaha dalka Yaman, xilli ay ku guda jirtay Tababar ciidan. Ugu yaraan 5 Askari oo kamid ahaa ... Read More »

Maraykanka oo Si Jees-jees ah uga hadlay dadkii Ciidamadiisu ku laayeen Bariire.(Sawirro)

Ciidamada Maraykanka ee duulaanka ku jooga Soomaaliya ayaa sii wada xasuuqa abaabulan ee ay kula kacayaan dadka Shacabka ah ee Soomaaliyeed, kuwaas oo la kulmaya xamlo lagu soo qaaday jiritaankooda iyo diintooda. Habeen hore ayaa Ciidamo Maraykan ah oo ay la socdaan kuwa Soomaali ah oo ay iyagu tababareen ayaa weerar ku qaaday dhul beereed lagu magacaabo Dajuuma oo dhaca ... Read More »