wararka

Author Archives: cusmaan

Yaman; Diyaaradaha maamulka Aala-Sucuud Oo Dad shacab ah ku laayay Goob ay ka socotay Xaflad Aroos.

Wararka naga soo gaaraya dalka Yaman ayaa sheegaya in diyaaradaha maamulka Aala-Sucuud ay ku keceen xasuuq foolxumo badan, kaas oo ay dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen inkabadan 50 ruux. Diyaaradaha Aala-Sucuud ayaa duqeeyay goob ay ka socotay xaflad aroos oo kamid ah gobolka  Xajja ee galbeedka wadanka Yaman, waxana xafladii farxadda ay isku bedeshey murugo iyo taczi. Ugu yaraan 15 ... Read More »

Shisheeyaha Yugaandha Oo sheeegay inaaney Awood u lahayn la dagaalanka Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab.

Gen David Muhoozi oo ah madaxa guud ee ciidamada  Yugaandha ayaa shaaca ka qaaday in ciidamadooda jooga Soomaaliya aysan awood u lahayn la dagaallanka Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab. Muhoozi ayaa sheegay in ciidamadooda xitaa aysan awood u haynin iney difaacaan saldhigyada ay ciidamadooda  ka joogaan Koonfurta Soomaaliya, kuwaas oo marba marka ka dambeysa la kulmaya weeraro abaabulan oo ay soo ... Read More »

Dhagayso+Daawo: Al-Kataa’ib oo baahisay Xalqada koowaad Silsilad Cajiib ah.

Waa xalqada koowaad ee silsilad  cajiib ah oo taxane noqon doonta, looguna magacdaray “ qofkii qof ku dayanayow, ku dayo dadka dhintay”, waxayna silsiladan ku biireysaa  ku filimaanta taxanaha ah ee ay baahiso mu’assasada warbaahineed ee Al-kataa’ib, oo ku hadasha Afka xarakat Al-Shabaab Al-mujaahidiin. Horudhaca juzka koowad ee silsiladan waxaa lagu soo bandhigayaa muuqaallada culimo caamiliin ah sidaan u rajeyneyno, ... Read More »

Sheekh Abuu Cubeyda Oo Jeedin doona kalimad muhiim ah.

Mu’assasada warbaahineed ee Al-Kataa’ib ayaa ballanqaaday iney soo saari doonto kalimad muhiim ah oo uu jeedinayo amiirka guud ee Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab Sheekh Axmad Cumar Abuu Cubeyda. Kalimadda la filayo in goordhow ay soo baxdo, waxaa ciwaankeedu yahay ” Shaam waa daarta Mu’miniinta”, wuxuuna sheekhu kaga hadli doonaa xaaladda dhulka barakeysan ee Shaam. Haddii ay soo baxdo kalimadan lawada sugayo, ... Read More »

Aqoonyahan Filastiini ah Oo lagu dilay dalka Maleyziya.

Wararka ka imaanaya dalka Maleyziya ayaa sheegaya in koox hubeysan ay dileen aqoonyahan filastiini ah oo kamid ah jaaliyadda reer Filastiin eek u nool dalka Maleyziya ee qaaradda Asia. Aqoonyahanka la dilay waxaa lagu magacaabaa Faadi Al-badhsh, isagoo ku wajahnaa masjid ku yaala wuqooyiga magaalada Kulalmbuur ee caasimadda wadankaas si uu ugu soo tukado salaadda subax. Labo nin oo in ... Read More »

Barnaamijka Diiradda Jimcaha oo Lagu Falanqeeyay 10 Sano Kadib Fatwadii Taageerada U Ahayd Amisom. (Dhageyso)

Diiradda jimcaha, waa barnaamij todobaadle ah oo maanta oo kale ka baxa warbaahinta islaamiga ah ee Al-furqaan laguna soo qaato mowduuc muhim ah, waxaana usbuucan lagu falanqeeyay Fatwadii ay culimada dowladda soo saareen billowgii 2009, taasoo hiil u ahayd ciidamada shisheeye ee Amisom, laguna gacmo qabanayay islaamiyiinta. Fatwadaasi waa ay dhaqan gali weysay maadaama qodobada ku jiray ay kamid ahaayeen ... Read More »

Boqorka Aala-Sucuud oo dhulka Xarameynka kusoo dhaweeyey Baadari katirsan Kaniisadda Nasaarada.

Salmaan bin Cabdil-Caziiz oo ah boqorka Aala-Sucuud ayaa dhulka barakeysan ee Xarameynka kusoo dhaweeeyay madaxa waxa loogu yeero “ isku soo dhaweynta diimaha” oo kamid ah kaniisadda Nasaarada. Baadariga lagu soo dhaweeyey dhulka Xarameynka oo lagu magacaabo Jan Lowi Toran ayaa kulan la yeeshey mas’uuliyiin kala duwan oo uu ku jiro boqorka  Aala-Sucuud, waxaana maamulka Aala-Sucuud uu ku tilmaamay booqashadan ... Read More »

Dowladda Faransiiska Oo markii ugu horeysay ka hadashey xaaladda Xaftar.

Markii ugu horeysay dowladda Faransiiska ayaa si guud uga hadashey xaaladda dagaal oogaha mujrimka ah Khalifa Xaftar, kaas oo lagu dabiibayo isbitaallo ku yaala gudaha wadanka Faransiiska. Idaacadda Faransiiska ayaa kasoo xigatay wasiiru dowlaha arimaha dibadda ee Faransiiska in Khaliifa Xaftar lagu daweynayo isbitaal ku yaala duleeedka magaalada Paris oo ay leeyihiin milliteriga Faransiiska. Wasiiru dowlaha ayaa sheegay in xaaladda ... Read More »

Dhagayso: Wilaayada Shabeellaha-dhexe oo faafaahisay Dagaal ka dhacay Duleedka Balcad.

Waaliga Wilaayada islaamiga ee Shabeellaha dhexe oo waraysi gaar ah siiyay Idaacadda Islaamiga ee Al-Furqaan ayaa ka warbixiyay dagaal maanta ka dhacay duleedka magaalada Balcad, kaas oo dhexmaray ciidamo katirsan Mujaahidiinta iyo kuwa maamulka Hir-Shabeelle. Sheekh Yuusuf Kaba-kutukade ayaa sheegay in dagaalkii maanta lagu dhiig bixiyay ciidamada dowladda, Mujaahidiintana ay furteen gaari nooca dagaalka ah, halka ay dileen tiro kamid ... Read More »