wararka

Author Archives: cusmaan

Darawal Mooto Bajaaj Oo Muqdisho Lagu dilay.

Ciidamada dowladda federaalka ayaa sii kordhiyay dilalka bareerka ah ee ay u geysanayaan dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho. Saacadihii lasoo dhaafay, waxaa sarkaal katirsan ciidamada dowladda uu toogtay darawal mooto bajaaj oo marayay qeybo kamid ah degmooyinka gobolka Banaadir. Wiilka dhalinyarada ee kaxeynayay moota Bajaajta ayaa lagu dilay degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho, waxaana lagu magacaabaa braahim Aways Maxamed, iyadoona ... Read More »

Brundia oo dalkeeda ka mamnuucay Idaacadaha Maraykanka iyo Ingiriiska.

Idaacadaha ku hadla afka Ingiriiska iyo Maraykanka ee lagu kala magacaabo BBC iyo VOA ayaa gebi ahaanba laga mamnuucay in laga dhageysto wadanka Burundi oo kamid ah wadamada dhaca qaaradda Africa. Kulan ay yeesheen xubnaha hay’adda qaranka ee Isgaarsiinta dowladda Burundi ayaa laga soo saaray go’aan ah in idaacadaha BBC-da iyo VOA-da ay mamnuuc ka yihiin iney ka howlgalaan wadanka ... Read More »

Askar Lagu dilay degmada Afgooye.

Howlgal gaar ah oo ka dhacay degmada Afgooye ayaa lagu dilay askar katirsan ciidamada dowladda federaalka. Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa xaqiijinaya in ciidamo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ay toogteen ugu yaraan 4 askari oo katirsan ciidamada Police-ka. Goobjoogayaal ku sugan degmada Afgooye oo la hadlay warbaahinta waxay xaqiijiyeen in raggii dilka geystay ee katirsanaa ... Read More »

Butafaliqa oo ku dhawaaqay xukuumad cusub xilli ay sii socdaan banaanbaxyada.

Iyadoo weli shacabka dalka Aljeeriya ay sii wadaan banaanbaxyada ka dhanka ah madaxweynaha dalkaas Cabdil-caziiz Butafaliqa, ayuu madaxweynuhu sameeyay isbedel dhinaca xukuumadda ah. Isbedelka lagu sameeyay golaha wasiirada ee xukuumadda Butafaliqa waxaa uu keenay in lagu dhawaaqo 27 wasiir, oo lix kamid ah ay yihiin wasiiradii hore, waxaana xukuumadda hogaaminaya ra’iisul wasaarihii hore ninka lagu magacaabo Nuuru-diin badawi. Wasiirada ugu ... Read More »

Qaraxyo Shisheeyaha Lagula Eegtay Shabeellaha-dhexe iyo Muqdisho.

Saacadihii lasoo dhaafay, waxaa qaraxyo khasaare dhaliyay lala eegtay ciidamada Shisheeyaha ee duulaanka ku jooga wadanka Soomaaliya. Gaari nooca Tawga ah oo ay saarnaayeen askar katirsan Shisheeyaha ayaa qarax xoogan waxaa lagula eegtay deegaanka Weydow ee nawaaxiga Ex control Afgooye. Gaariga ayaa gebi ahaanba burburay, waxaana la rumeysanyahay in ciidankii saarnaa ay dhimasho iyo dhaawac noqdeen. Sidoo kale gaari nooca ... Read More »

Baaderiga Vatacanka oo booqasho ku jooga wadanka Marooko.

Magaalada Ar-ribaad ee caasimadda wadanka Marooko, waxaa soo gaaray wafdi uu hogaaminayo baadariga kaniisadda Vaticanka ninka lagu magacaabo Bob Faransiis. Waxaa garoonka kusoo dhaweeyey boqorka Marooko, Muxamad As-saadis, iyo masuuliyin kala duwan oo katirsan dowladda, kuwaas oo la arkayay iyagoo mucaanaqeynaya baadariga nasraaniga ah. Bob Faransiis iyo Muxamed As-saadis ayaa shir jaraa’id oo wadajir ah waxay ku qabteen masjidka Xassaan ... Read More »